Kusoo dhawoow shabakadda Internetka ee Xarunta Gargaarka Sharuucda ee Xuquuqda Aadamiga (HRLSC). Haddii aadan ku hadleyn Afka Ingriiska, aadna xarunta usoo wacday inaad kala hadasho arrin ku saabsa arjiga xuquuqda Aadamiga, fadlan soo wakiilo qof ku hadli kara afka Ingriiska inuu nasoo waco. Waxaan kuu ballamineynaa qof turjubaan ah si aan u wada hadalno. Haddise aad dooneysose, waad la iman kartaa qof kuu turjubaano.

Waxaad diyaar ku ah ood naga heli kareysaa dokumentiyada hoos ku cad oo Af Soomali ku qoran:

  • Xogta la xiriirta Nidaamka Xuquuqda Aadamiga   Download PDF  
  • Habka loo xereeyo arjiyada xuquuqda aadamiga   Download PDF  
  • Guriyeenta iyo xuquuqda aadamiga   Download PDF  
  • Shaqaale ku-meel-gaar-ah iyo kuwa aan-joogtada aheyn   Download PDF  
  • Haweeneyda uurka leh   Download PDF